Sarkaal ka tirsan kooxda Daacish oo Muqdisho lagu qabtay & NISA oo ka hadashay

Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay in howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay ku soo qabteen xubin ka tirsan kooxda Daacishta Soomaaliya. Farriin ay faafisay Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka uu dhacay 24-kii bishan May. “Howlgal 24-ka bishaan ciidamada amnigu ka fuliyey degmada Hawlwadaag ee magaalada Mogadisho ayaa laguso qabtay dhagarqabe katirsan … Continue reading Sarkaal ka tirsan kooxda Daacish oo Muqdisho lagu qabtay & NISA oo ka hadashay